Touha Bella
quruxda aad mudan tahy
Ku soo dhowaad Touha Bella, halkaas oo aad ka helayso agabka quruxda ee ugu tayada sarreeya. Waxaan kuu haynaa makeup-ka casriga ah ee adiga lagugu talagalay.
500+
Agab Qurux
10K+
Macaamiil
4.9
Qiimaynta

Adeegyada Makeup-ka
Ballanso khubaradayada makeup-ka ee loogu talagalay munaasabadahaaga gaarka ah


Aroos
Muuqaalka arooska ee hiddaha iyo dhaqanka leh. Waxaan xoogga saaraynaa quruxdaada dabiiciga ah annagoo adeegsanayna farsamooyin casri ah.


Meher
Meherku waa bilowga safarkaaga. Muuqaal deexda ah oo xarrago leh, adigoon u muuqan qof isku badalay laakiin adiga uun oo ka qurux badan.


Cilaan (Henna)
Naqshado cilaan oo cajiib ah, laga bilaabo kuwa fudud ilaa kuwa arooska ee aadka u faahfaahsan. Fanka cilaanka ee casriga ah.


Timaha (Hairstyles)
Habaynta timaha oo nooc walba leh. Laga bilaabo 'Updo' xarrago leh ilaa mawjado (waves) dabiici ah oo soo jiidasho leh.


Xaflad
Marti ma tahay? Ma rabtaa inaad ka dhex iftiinto ka qaybgalayaasha kale? Muuqaal kugu habboon xaflad kasta oo hiraab ama gellin ah.
Tried & Tested By You

Baro tillaabooyinka makeup-ka Touha Bella
@touha.bella.2

Natiijo degdeg ah oo cajiib ah
@touha.bella.2

Quruxda dabiiciga ah ee Touha Bella
@touha.bella.2

Daawo sida loo isticmaalo alaabteena
@touha.bella.2

Macaamiisheena aadka u jecel badeecadaha
@touha.bella.2

Badeecadaha ugu tayada sarreeya
@touha.bella.2

Ku biir bulshada Touha Bella maanta
@touha.bella.2






